Category: Wararka

1 1,437 1,438 1,439 1,440 1,441 2,821 17268 / 33842 POSTS
Guddiga KMG ah ee sharciga doorashooyinka oo maanta tagay kismaayo

Guddiga KMG ah ee sharciga doorashooyinka oo maanta tagay kismaayo

Guddiga KMG ee soo diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaran ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Maamulka Jubbaland, halkaasoo ay kulam [...]
RW khayre oo fariin u diray guddiga fatahaadaha

RW khayre oo fariin u diray guddiga fatahaadaha

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay guddiga gurmadka fatahaadaha ee shalay uu u m [...]
Nabadoon Sardheeye:”Dowladda Soomaaliya waxay khalkhal gelin ku haysaa jiritaanka iyo midnimada Puntland” (dhegayso)

Nabadoon Sardheeye:”Dowladda Soomaaliya waxay khalkhal gelin ku haysaa jiritaanka iyo midnimada Puntland” (dhegayso)

Nabadoon Cadisamed Abshi Maxamed Sardheeye oo kamid ah waxgaradka gobolka Mudug ayaa hadalkii xildhibaan Cawil Daad shalay ka hor sheegay baarlamaanka [...]
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Kaalinta Isimada Puntland iyo khilaafka xukuumada iyo baarlamaanka (dhegayso)

Kaalinta Isimada Puntland iyo khilaafka xukuumada iyo baarlamaanka (dhegayso)

Garaad Cabilaahi Garaad Maxamuud Tamaam oo kamida ah Isimada Puntland wax ka Aas-aasay oo maanta nagu soo booqday istuudiyaha  Daljir ee magaalada Bos [...]
Siyaasi Maxamed Jaamac:”Xukuumada Siciid Cabdilaahi Deni mudadii ay jirtay waxbadan ayay qabatay.”(dhegayso)

Siyaasi Maxamed Jaamac:”Xukuumada Siciid Cabdilaahi Deni mudadii ay jirtay waxbadan ayay qabatay.”(dhegayso)

Maxamed Jaamac Howlkamadaale oo kamid ah siyaasiyiinta Puntland ee ku sugan dalka dibadiisa ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay Radio Daljir waxa uu ku [...]
Mareykanka oo sheegay in ay dileen hogaamiyihii  Daacish

Mareykanka oo sheegay in ay dileen hogaamiyihii Daacish

Mareykanka ayaa qaaday howlgal lagu bartilmaameedsanaayey  Hogaamiyaha  Daacish Abu Bakr al-Baghdadi ,sida uu ka dhawaajiyay sarkaal Mareykan ah, oo l [...]
Madaxweyne Waare oo magacaabay guuddiga gurmadka fataahada wabiga Shabeelle (Akhriso)

Madaxweyne Waare oo magacaabay guuddiga gurmadka fataahada wabiga Shabeelle (Akhriso)

Madaxweynaha maamulka Hir-shabeele Maxamed Cabdi Waare  ayaa maanta waxa uu magacaabay guddiga gurmadka fatahaada wabiga Shabeelle. guddigan ayaa k [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Badhan,Sanaag inoo ka daadihinaya W [...]
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan inoo diyaariyey oo akhrinaya Ayaanle Cabdullaahi Jaamac [...]
Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdiga heer Qaran ee kala qeyb galay Madasha Iskaashiga Afrika iyo Ruushka oo ku qabsoomtay mag [...]
1 1,437 1,438 1,439 1,440 1,441 2,821 17268 / 33842 POSTS