Category: Wararka

1 1,435 1,436 1,437 1,438 1,439 2,820 17244 / 33831 POSTS
Wacaal Darey ah: Wabiga Shabeelle oo latagay mas’uuliyiin  uu kujiro guddoomiyihii gobolka

Wacaal Darey ah: Wabiga Shabeelle oo latagay mas’uuliyiin uu kujiro guddoomiyihii gobolka

Wararka ay Idaacada Daljir ka helayo magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Doon ay saarnaayeen mas’uuliyiin ka tirsan gobol [...]
Kurdiyiinta oo  dhaqan galiyay heshiiskii xabad joojinta

Kurdiyiinta oo dhaqan galiyay heshiiskii xabad joojinta

Ciidanka Kurdiyiinta ayaa sheegay in ay isaga baxayaan goobaha ku dhow xadka ay wadaagaan Siiriya iyo Turkiga Ciidanka kudiyiinta ayaa ka baxaya ma [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Caabudwaaq ka daa [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq ( dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq ( dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Caabudwaaq, w [...]
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkcyo ( dhegayso )

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkcyo ( dhegayso )

Caweysin wanaagsan kuna soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamed Lakiman, kuna sugan xarunta Daljir Gaalkcyo Dhegayst [...]
Qardho: Shacabka oo taageeray waxqabadka dowladda,digniina udiray dadka ku howlan duminta Puntland (dhegayso)

Qardho: Shacabka oo taageeray waxqabadka dowladda,digniina udiray dadka ku howlan duminta Puntland (dhegayso)

Kulan lagu taageerayay xukuumada uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta lagu qabtay hoolka shirarka ee degmada Qardho [...]
Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Maamulka Dakhliga

Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Maamulka Dakhliga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga Maamulka Dakhliga oo qeyb ka ah dhammeysti [...]
Guddoomiye Muufo: “Mashaariicda ugu badan Madaxweyne Deni ayaa degmada Jarriiban ka hirgaliyey ma waxaan ugu abaalgudi karnaa waxba ma qaban? (dhegayso)

Guddoomiye Muufo: “Mashaariicda ugu badan Madaxweyne Deni ayaa degmada Jarriiban ka hirgaliyey ma waxaan ugu abaalgudi karnaa waxba ma qaban? (dhegayso)

Guddoomiyaha degmada Jariiban Maxamuud Maxamed Muufo ayaa wax laga xishoodo ku tilmaamay hadalkii shalay ka soo yeeray Xildhibaan Cawil Daad oo kamid [...]
Madaxweyne Trump oo ku dhawaaqay inuu dhintay Hoggaamiyihii Daacish

Madaxweyne Trump oo ku dhawaaqay inuu dhintay Hoggaamiyihii Daacish

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xaqiijiyay in la dilay Hoggaamiyaha Daacish Abuubakar Al-Baqdaadi, kaddib howlgal ay Ciidamada Milateriga Ma [...]
Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Safiirka Qaramada Midoobey ee Soomaliya.

Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Safiirka Qaramada Midoobey ee Soomaliya.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe kusoo dhoweeyey wefti balaadhan o [...]
Darawalada gaadiidka Muqdisho oo  dowladda kacabanaya (dhegayso)

Darawalada gaadiidka Muqdisho oo dowladda kacabanaya (dhegayso)

Darawalada  gaadiidka isga kala goosha magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya qaar kamid ah waddooyinka muhiimka ah ee  magaalada   Muqdisho  oo xiran iy [...]
Wasiirka Amniga DFS oo Furay Shirka Isku xirka Howlaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (Sawiro)

Wasiirka Amniga DFS oo Furay Shirka Isku xirka Howlaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (Sawiro)

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shirka Saddex biloodlaha ee Isku xirka Howlaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, kaasoo uu si ra [...]
1 1,435 1,436 1,437 1,438 1,439 2,820 17244 / 33831 POSTS