Category: Wararka

1 1,434 1,435 1,436 1,437 1,438 2,820 17232 / 33838 POSTS
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska

Madaxweynaha Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 87 oo ku taariikheysan 28da Oktoobar 2019, ku magacaabay Wasiiru Dowla [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo ( dhegayso| daawo )

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo ( dhegayso| daawo )

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo [...]
Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in gurmad deg-deg ah loo fidiyo muwaadiniinta ku dhibaateysan fatahaadaha (Daawo)

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in gurmad deg-deg ah loo fidiyo muwaadiniinta ku dhibaateysan fatahaadaha (Daawo)

Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha, culimada [...]
Guddoomiye Dhoobo Daareed: “Ma jiro wax khilaaf ah oo naga dhaxeeya Madaxweyne Deni” (dhegayso)

Guddoomiye Dhoobo Daareed: “Ma jiro wax khilaaf ah oo naga dhaxeeya Madaxweyne Deni” (dhegayso)

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Xaaji Maxamed (Dhoobo) ayaa sheegay maanta in uusan jirin wax khilaaf ah oo ka dhaxeeya isaga iyo Madax [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. https://soundcloud.com/user-995878235/warka-fiidni [...]
Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Cali Soomaali: ”Xildhibaanadaasi waa kheyrka belo ka Jecel oo xanbaarsan afkaarta Somaliland” (dhegayso| daawo )

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Cali Soomaali: ”Xildhibaanadaasi waa kheyrka belo ka Jecel oo xanbaarsan afkaarta Somaliland” (dhegayso| daawo )

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag, Cali Xuseen Soomaali: ''Xildhibaanadaasi waa khayrka belo ka jecel, xanbaarsan afkaarta Somaliland ...,'' sidaa waxaa yir [...]
Gabar Qurbaajog ah oo marki ugu horeysay Bosaaso ka hirgalisay Timajaro Casri ah dhalinyarada Puntland fariin u dirtay ( dhegayso | daawo )

Gabar Qurbaajog ah oo marki ugu horeysay Bosaaso ka hirgalisay Timajaro Casri ah dhalinyarada Puntland fariin u dirtay ( dhegayso | daawo )

Shukri Maxamed Isticmaar waxay kamid tahay Qurbajoogta Puntland ee dalka ku soo laabtay kana hirgaliyeey Puntland siiba Bosaaso Goobaha timaha lagu ja [...]
Suldaan Wabar oo sheegay in uu ka dambeeyay weerarkii Boorama (dhegayso)

Suldaan Wabar oo sheegay in uu ka dambeeyay weerarkii Boorama (dhegayso)

Xoogagga la magacbaxay Jabhadda Awdal ee gobolada Soomaliland ayaa maanta weerar ku qaaday saldhiga ciimada Booliska ee magaalada Boorama. Weerarka ka [...]
Fatahaada wabiga Shabeele oo saameen ku yeeshay ganacsigii suuqa  Qudaarta ee Gaalkacyo (dhegayso)

Fatahaada wabiga Shabeele oo saameen ku yeeshay ganacsigii suuqa Qudaarta ee Gaalkacyo (dhegayso)

Qiimaha lakala siisto Qudaarta ee suuqa magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ku yimid sare ukac wayn. sare ukaca qudaarta ayayay ganacsatada ku sababeeye [...]
Puntland oo Waqooyiga Buhoodle ka hirgalisay Kastam (Daawo)

Puntland oo Waqooyiga Buhoodle ka hirgalisay Kastam (Daawo)

Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland oo xariga ka jaray Kastamka waqooyi ee Magaaladda Buuhoodle,waxaana ka qayb galay Xarig jarka kastamkan masuu [...]
Khayre oo Qaabilay Ergayga Gaarka ee Qaramada Midoobay u Qaabishan Caruurta Iyo Xasarada Hubeysan

Khayre oo Qaabilay Ergayga Gaarka ee Qaramada Midoobay u Qaabishan Caruurta Iyo Xasarada Hubeysan

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee xogyahaya [...]
1 1,434 1,435 1,436 1,437 1,438 2,820 17232 / 33838 POSTS