Puntland oo Waqooyiga Buhoodle ka hirgalisay Kastam (Daawo)

Puntland oo Waqooyiga Buhoodle ka hirgalisay Kastam (Daawo)

Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland oo xariga ka jaray Kastamka waqooyi ee Magaaladda Buuhoodle,waxaana ka qayb galay Xarig jarka kastamkan masuuliyin isugu jira wasiiro iyo Xildhibaano Dowladda Puntland ka tirsan.

Wariye Maxamed Cali Bile ayaa Warbixintan Buhoodle ka soo diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com