Fatahaada wabiga Shabeele oo saameen ku yeeshay ganacsigii suuqa  Qudaarta ee Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararka

Fatahaada wabiga Shabeele oo saameen ku yeeshay ganacsigii suuqa Qudaarta ee Gaalkacyo (dhegayso)

Qiimaha lakala siisto Qudaarta ee suuqa magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ku yimid sare ukac wayn. sare ukaca qudaarta ayayay ganacsatada ku sababeeyeen fatahaada wabiga Shabeelle, maadaama magaalada Baladweyne ay  ahayd isha kaliya ee ay Qudaarta ay uga imanjirtay gobolka Mudug. Dhegayso.

Ciidamada PSFta Puntland oo fashilay qarax lagu aasay suuqa Bosaaso (dhegayso)
Dagaal u dhaxeeya Al-shabaab iyo ciidamada dowladda oo kasocda gobolka Hiiraan
Axmed Madoobe “Dowladda Soomaaliya balan ayay iga baxday”

Qiimaha lakala siisto Qudaarta ee suuqa magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ku yimid sare ukac wayn.

sare ukaca qudaarta ayayay ganacsatada ku sababeeyeen fatahaada wabiga Shabeelle, maadaama magaalada Baladweyne ay  ahayd isha kaliya ee ay Qudaarta ay uga imanjirtay gobolka Mudug.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: