Dagaal u dhaxeeya Al-shabaab iyo ciidamada dowladda oo kasocda gobolka Hiiraan

HomeWararka

Dagaal u dhaxeeya Al-shabaab iyo ciidamada dowladda oo kasocda gobolka Hiiraan

Ciidamada dowladda faderaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa dagaal u dhaxeeya waxaa uu ka socdaa deegaamada Hees iyo Madhooy oo katirsan gobolka Hiiraan. Lama oga khasaaraha dagaalkan. Ciidamada dowladda ayaa la sheegay inay qaadeen howlgalkan kadhanka ah Al-shabaab oo maamulo deegaano hoosyimaada gobolka Hiiraan.    

Xulashada Daljir & Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Reer Guura ku dhibaataysan Gobalka Sanaag iyo Baaq loo diray dowladda (dhegayso)
Ayax raxan raxan u socda oo ku habsaday deegaano ka tirsan goblka Bari (dhegayso)

Ciidamada dowladda faderaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa dagaal u dhaxeeya waxaa uu ka socdaa deegaamada Hees iyo Madhooy oo katirsan gobolka Hiiraan.

Lama oga khasaaraha dagaalkan.

Ciidamada dowladda ayaa la sheegay inay qaadeen howlgalkan kadhanka ah Al-shabaab oo maamulo deegaano hoosyimaada gobolka Hiiraan.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: