Ayax raxan raxan u socda oo ku habsaday deegaano ka tirsan goblka Bari (dhegayso)

HomeWararka

Ayax raxan raxan u socda oo ku habsaday deegaano ka tirsan goblka Bari (dhegayso)

Deegaanka Buur-macage oo 69 kmtr ujirta degmada isku shuban ee gobolka Bari ayaa waxaa ku habsaday Ayax farabadn oo xaalufiyay beerihii ku yaalay dee

Qardho: Maanka Dadwaynaha iyo Mikroofanka Daljir (dhegayso)
Kismaayo oo laga mamnuucay in hub lagu dhex qaato
Wararkii ugu dambeyeey ee rabshadaha ka dhacay dalka konfur Africa

Deegaanka Buur-macage oo 69 kmtr ujirta degmada isku shuban ee gobolka Bari ayaa waxaa ku habsaday Ayax farabadn oo xaalufiyay beerihii ku yaalay deegaanka.

hadaba Cabdicasiis Maxamed Jaamac oo kamid ah odayaasha deegaankaasi ayaa Radio Daljir uga waramay dhibaatada ay kala kulmeen Ayaxan, baaqna udiray wasaarada deegaanka iyo Beeraha Puntland.

wariye Faadumo Deggan Daahir ayuu uwaramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: