Site icon Radio Daljir

Dagaal u dhaxeeya Al-shabaab iyo ciidamada dowladda oo kasocda gobolka Hiiraan

Ciidamada dowladda faderaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa dagaal u dhaxeeya waxaa uu ka socdaa deegaamada Hees iyo Madhooy oo katirsan gobolka Hiiraan.

Lama oga khasaaraha dagaalkan.

Ciidamada dowladda ayaa la sheegay inay qaadeen howlgalkan kadhanka ah Al-shabaab oo maamulo deegaano hoosyimaada gobolka Hiiraan.

 

 

Exit mobile version