Siyaasi Maxamed Jaamac:”Xukuumada Siciid Cabdilaahi Deni mudadii ay jirtay waxbadan ayay qabatay.”(dhegayso)

HomeWararka

Siyaasi Maxamed Jaamac:”Xukuumada Siciid Cabdilaahi Deni mudadii ay jirtay waxbadan ayay qabatay.”(dhegayso)

Maxamed Jaamac Howlkamadaale oo kamid ah siyaasiyiinta Puntland ee ku sugan dalka dibadiisa ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay Radio Daljir waxa uu ku sheegay in midnimada Puntland lailaaliyo, iyadoo midkasta oo kamid ah Hay’adaha dowladda uu gudanayo waajibka saaran. wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.  

Xildhibaanka dooran haddii uusan hore sharciga u ilaalin sidee buu berri u ilaalin doonaa? (akhriso)
MAANHADAL: Golaha Badbaado Qaran ee Muqdisho looga Dhawaqay Maxay Qabanayaan? (dhegayso)
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Puntland oo Xilka La wareegay

Maxamed Jaamac Howlkamadaale oo kamid ah siyaasiyiinta Puntland ee ku sugan dalka dibadiisa ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay Radio Daljir waxa uu ku sheegay in midnimada Puntland lailaaliyo, iyadoo midkasta oo kamid ah Hay’adaha dowladda uu gudanayo waajibka saaran.

wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: