Category: Wararka

1 1,377 1,378 1,379 1,380 1,381 2,825 16548 / 33896 POSTS
Dowladda Cuba oo xaqiijisay badqabka Dhaqaatiir looga afduubtay Kenya

Dowladda Cuba oo xaqiijisay badqabka Dhaqaatiir looga afduubtay Kenya

Dowladda Cuba ee Cuba ayaa xaqiijisay in ay badqabaan laba dhaqtar oo u dhashay dalkaas kuwaas oo Bishii April ee sanadkan laga afduubtay Mandheera is [...]
Xil-ka-qaadista  madaxweyne Trump oo maanta loo codeynayo

Xil-ka-qaadista madaxweyne Trump oo maanta loo codeynayo

Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa maanta oo Arbaca ah cod u qaadi doono in ay xilka laga xayuubiyo madaxweyne Donald Trump iyo in kale. Kulan ay ku [...]
Al-shabaab oo sheegatay mas’uuliyada weerar ka dhacay Gaarisa

Al-shabaab oo sheegatay mas’uuliyada weerar ka dhacay Gaarisa

Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay ku dileen guaha dalka Kenya sagaal ruux oo aan ahayn ciidamo balse u shaqeynayay dowlada Kenya. Dilkan oo ka dhacay de [...]
Baarlamaanka Maraykanka oo ansixiyay Miisaaniyad ay ku jirto cafinta deynta Soomaaliya

Baarlamaanka Maraykanka oo ansixiyay Miisaaniyad ay ku jirto cafinta deynta Soomaaliya

Golaha Wakiillada dalka Mareykanka ayaa markii ugu horeysay ansixiyay miisaaniyad ay ku jirto cafinta deyn lagu leeyahay dalka Soomaaliya. . Qaraar [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Badhan,Sanaag inoo ka daadihina [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
Shir maamulada Soomaalida Geeska Afrika oo ka qaybsoomay Jabuuti

Shir maamulada Soomaalida Geeska Afrika oo ka qaybsoomay Jabuuti

Madaxwaynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa ka qaybgalay shirwayne ay iskugu yimaadeen madaxda maamulada Soomaalida Geeska Afrika, kana qabsoo [...]
Wasiir M Dhabancad: “Waxaan xoojineynaa oo haddana dhiirigalineynaa dadaalka nabadda ee ay wadaan dadka deegaanku” (dhegayso)

Wasiir M Dhabancad: “Waxaan xoojineynaa oo haddana dhiirigalineynaa dadaalka nabadda ee ay wadaan dadka deegaanku” (dhegayso)

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Dhabancad oo wareysi uu siiyey Radio Daljir uga warramay kormeer isaga iyo wafti uu hoggaaminayaa ay ku tage [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. https://soundcloud.com/user-995878235/warka-fiidni [...]
Guddiga Doorashooyinka Puntland oo shaaciyay habraaca diiwaangelinta ururada Siyaasadeed (Akhriso)

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo shaaciyay habraaca diiwaangelinta ururada Siyaasadeed (Akhriso)

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland (TPEC), ayaa shaaciyay Hannaanka iyo Habraaca loo marayo is-diiwaan-gelinta ururada siyaasadeed ee Puntland. [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (daawo)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (daawo)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed [...]
Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey oo Kismaayo gaaray

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey oo Kismaayo gaaray

Wafdi uu hoggaaminayo Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Amb. James Swan ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Jubbalan [...]
1 1,377 1,378 1,379 1,380 1,381 2,825 16548 / 33896 POSTS