Al-shabaab oo sheegatay mas’uuliyada weerar ka dhacay Gaarisa

HomeWararka

Al-shabaab oo sheegatay mas’uuliyada weerar ka dhacay Gaarisa

Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay ku dileen guaha dalka Kenya sagaal ruux oo aan ahayn ciidamo balse u shaqeynayay dowlada Kenya. Dilkan oo ka dhacay de

Gobollada Puntland oo qaybsaday guddiyada baarlamaanka
Caawa & Daljir iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Galmudug oo bilowday dayactirka Wadooyinka Dhuusamareeb (Sawiro)

Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay ku dileen guaha dalka Kenya sagaal ruux oo aan ahayn ciidamo balse u shaqeynayay dowlada Kenya.
Dilkan oo ka dhacay deegaan lagu magacaabo Harbuul ayaa lagu diley sagaal ruux oo haysta diinta Masiixiga.

“9 qof saliibiyiin Kenyaan ah kana mid ahaa shaqaalaha dowladda Kenya ayaa ku dhitay weerar mujaahidiintu ka fuliyeen tuulada Harbuul oo qiyaastii 53 KM ujirta magaalada Gaarisa” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Al Shabaab.

Lixdii bishan ayaa sidoo kale weerar ay ka fuliyeen gudaha dalka Kenya ururka Al-Shabaab waxa ay ku dileen 11 ruux kuwaasoo ay kala degeen bas.

Ma jiro illaa hadda war ka soo baxay dowlada Kenya ee la xiriira sheegashadan u dambeysay.

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • NuurkaNederland 4 years ago

    Nuurka.
    Senior Political Analyst.
    Khabiir Ku taqasusey waxa loogu yeero ARGAGAXISADA.
    .*.*.*.*.*.*.*..*.*.*..*.*.*.*.*..**..*……….
    WHAT’s ALSHABAB!!?
    ALSHABAB’s MADE IN CIA,MI6.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE,
    ALQACIDA MADE IN U.S.A.
    DEALERS,GO FUCK YOUR SELF.
    ISIS,ALSHABAB are  AMERICAN TOILET PAPER’s…

  • NuurkaNederland 4 years ago

    WHAT’s ALSHABAB!!?
    ALSHABAB’s MADE IN CIA,MI6.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE,
    ALQACIDA MADE IN U.S.A.
    DEALERS,GO FUCK YOUR SELF.
    ISIS,ALSHABAB are  AMERICAN TOILET PAPER’s…

DISQUS: