Xil-ka-qaadista madaxweyne Trump oo maanta loo codeynayo

Xil-ka-qaadista  madaxweyne Trump oo maanta loo codeynayo

Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa maanta oo Arbaca ah cod u qaadi doono in ay xilka laga xayuubiyo madaxweyne Donald Trump iyo in kale.

Kulan ay ku yeelan doonaan xarunta Aqalka ee magaalada Washington. D.C ayay dhamaan xubnaha Aqalka Wakiilada cod u qaadi doonaan laba qodob oo dastuuri ah oo ay u cuskanayaan xil-ka-xayuubinta madaxweynaha.

Dalka Mareykanka iyo guud ahaan Caalamka ayaa aad looga hadal hayaa eedeynta loo jeediyey Trump Aqalka wakiilada oo maanta loo codeynaya xilka qaadista Madaxweynaha Mareykanka.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 4 years ago

    D.J.TRUMP MA LAGA QAADI DOONO WAAYO?SENEDKU WAABA JAMHUURI.
    NASI POLOSI & DIMOQRAADIGUNA WAXOOGAY UUN BAY GILGILEEN,LKN NATIIJADA WAY OGYIHIIN IN UUSAN JAMHUURIGU KA YEELAYN.
    OK.TRUMP INTUU SOMALI & MUSLIMS NECEB YAHAY BADANAA!!!.
    WAX KA FOORAY WAXAAN ARKAY WIILKA YAREE KUURIYAANKA AH(KIM JOHN UN)..LKN WAXAAN SUGAYNAA KIM JOHN UN HADYADUU UGU BALAN QAADAY TRUMP CRISMAS DAY-ga!!!.
    MA WARAAQ BAA!!.
    MA TIJAABO GANTAALBAA!
    MA ……….. BAA!!.
    LKN TIJAABADII GANTAALEED EE IS XIGXIGTAY EE WIIGII HORE MIYAA…??
    ANAGA TRUMP BAA NOO FIICAN WAAYO? INUU NA NECEB YAHAY BUUBA NOO SHEEGAAYE,LKN DIMOQRAADIGU IYAGOO KU NECEB BAY KUU QOSLI OO LUGAHANA KAA GOYNAYA!!!WAXAYNA KU DHAHAYAAN SIDAASI WAA POLOCY ALSIYAASA.KKKKKKKK.
    “DHURWAAGA KA CIYA & KA AAMUSA KA CIYAA WANAAGSAN,SAA WUUBA ISU KAA SHEEGAYE!!!!!”.TRUMP BAA DHURWAAGA CIYA KA DHIGAN.YES TRUMP,BABIHEE.
    TRUM SAYS:OBAMA HE IS THE FOUNDED OF ISIS,CO-FOUNDER HELLERY CLINGTON.WAA LAGA QORAY TRUMP 2016.
    IS ISIS GOOD FOR THE JEWISH!!? YES,ISIS WORK=GREATER ISRAEL PROJECT & PLANS,PLAN 1980.LKN Mr:PUTIN BAA KU KALA KICIYEY!!!OO FASHILIYEY.KKKKKK.
    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    IS=ISRAEL SECRET=(Erey Bixin Cusub oo Loo Sameeyey ISIS Ka Dib Markii Lala Fahmay Waxa Loosoo Gaabiyo Afarta Xaraf Ee I.S.I.S.”.
    I SAID:MUSLIMS NOT TERRORIST…
    BUT,WE ARE MUSLIMS,WE ARE TARGET.
    WAXAANU NAHAY MUSLIM
    WAXAANU NAHAY BARTILMAAMEED.
    MEEL KASTA KAJOOG DUNIDA “HADAAD MUSLIM TAHAY WAXAAD TAHAY BARTILMAAMEED!!!.sure!!!!.IWEYDII ANIGA.
    KU QOR YOU TUBE:
    DID MOSSAD DO CHARLIE HEBDO!!,Proof..ISKANA JIR WARBIXINAHA KUWA BUGTA AH,
    MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACKS.
    ISRAEL DID 9/11.PROOF.
    JAMES FITZER SAYS:CIA is FUNDING ISIS.
    Ken OKeefe says:CIA,MI6,MOSXAD are ISIS..

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com