Shir maamulada Soomaalida Geeska Afrika oo ka qaybsoomay Jabuuti

HomeWararka

Shir maamulada Soomaalida Geeska Afrika oo ka qaybsoomay Jabuuti

Madaxwaynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa ka qaybgalay shirwayne ay iskugu yimaadeen madaxda maamulada Soomaalida Geeska Afrika, kana qabsoo

Tartan & Tacliin: Dugsiyadii ku tartamay iyo Natiijada cida ay raacday (Warbixin)
Timirta iyo dakhliga beeraleyda Puntland u soo xeroon kara – warbixintii 8aad (dhegayso)
Taliye Cabdishukri: ”Puntland waxa ay galaysaa dagaal lagu difaacayo midnimada laguna soo celinayo dhulka maqan” (dhegayso)

Madaxwaynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa ka qaybgalay shirwayne ay iskugu yimaadeen madaxda maamulada Soomaalida Geeska Afrika, kana qabsoomay dalka Jabuuti.

Shirka Jabuuti ee Soomaalida Geeska Afrika ayaa loogu magacdaray “Shirka Nabadda iyo Aayo-ka-talinta Geeska Afrika,” waxaana kulankaas shir-guddoon u ahaa Madaxweynaha DDS Mustafe Cagjar, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad iyo Wasiirka Awqaafta iyo Diinta Jabuuti.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 4 years ago

    WAAW WAAW WAAW.
    WAA KULAMADAASOO KALE KULAMADA AAN KU RAAXAYSTO!!!!.
    SOMALI DAWLADO KALA AH OO ISU TIMI WAA WAX LAGU FARXO!!!
    OGOOW SOMALIDU WAA TA HOGAAMIN DOONTA AFRICADA BARI 30 SANO EE SOO SOCDA,ALMACNAWIYAN SOMALI WAXAY NOQON DOONTAA HORMOODKA AFRIKADA BARI.WAA SIDA AY SHEEGAYAAN DARAASADAHA LA SAMEEYEY.
    XAQIIQDANA SOMALI WAXAA LUAGAHA HAYA WAA USA,UK,HADII AY INYAR NA SII DAAYAAN WAY OGYIHIIN IN SOMALI AYSAN U TALIN KARIN HADHOOW OO HORAY USOO MARTAY TAASI!!
    1960 KUWII AY WAX SOO BAREEN EE AY XILKA KU WAREEJIYEEN EE AY IS LAHAAYEEN WAY IDIN HOOS IMANAYAAN BAA XITAA ISKU SOO TAAGAY WAXAYNA FAHMEEN IN SHAQSIGA SOMALIGIU YAHAY MID IYAGA KA HOREEYA ARAGTI AHAAN.WAY ISKU DAYEEN INTAY BURBURIYAAN INAY MAYDHAAN OO KA DHIGAAN WAX LA MAAMULI KARO,AMA AFKAAR LIITA SIDA AFRIKANKA OOKALE TAASINA SOCON WAYDEY HADASE WAXAY ARKEEN HADAY BURBURKA KU SII WADAAN INAY KA RAACI DOONTO CEEB WEYN,MARKAA SI YAR SI YAR BAY RABAAN INAY SOMALI U SOCOTO,LKN SOMALI MA OGOSHAHAY WAA MAYA!!,MIDA KALE HADEER WAXAY U BAAHDEEN QAYRAADKEENII LAMACNAWIYAN WAXAYSOO LAASTEEN DUNIDA MARKAA SOMALIYA OO KAYD U AHAYD AY DHIGTEEN BAY RABAAN INAY HADA USOO JEESTAAN!!WALIBA BARIGA WAY ISKA BILILIQAYSAN SIDAY U BILILIQAYSAN JIREENE,HADA BADDI BAY LA GASHAY & QODIS SHIIDAAL,SHIIDAALA KALUNKA,DHAGAXA MACDANTA AH LAMA BILILIQAYSAN KARO XADI KARO,!! TAASAA KU QASABTAY DAWLAD SHARCIYEYSAN OO AAN AWOOD LAHAYN IN AY USAMEEYAAN SI HESHIISYADA AY UGA SEXEEXDAAN,LKN ANAGUNA HOREY BAANU USOCONAA HADEER..XARFAAN IGA DHEH.LKN,WAXAY WADNAHA FARTA KAGA HAYAAN HADAY INYAR SII DAAYAAN INAYSAN U TALIN KARIN HADHOOW,AMASE ETHIOPIA & KENYA AY DAGAAL KU QAADI DOONAAN.DOONISTII(SOMALI WEYN)..
    LKN USA,UK,WAXAYSAN OGAYN IN ETHIOPIA,KENYA HADAY SI FIICAN ULA DHAQMAAN
    SOMALIDA LA DEGEN ANAGU AANAN DAGAAL KU QAADAYN…
    FIIRO GAARA:
    RUMEYSO AMA HA RUMAYSAN SOMALI WAXA HALKAAS DHIGAY WAA USA,UK.& INTAY KU ADEEGTAAN LABADAASI!!!.
    GUMEYSI MAYA.

DISQUS: