Timirta iyo dakhliga beeraleyda Puntland u soo xeroon kara – warbixintii 8aad (dhegayso)

HomeWararka

Timirta iyo dakhliga beeraleyda Puntland u soo xeroon kara – warbixintii 8aad (dhegayso)

Dhegaystayaal ku soodhawaada Warbixintii 8-aad ee waxsoosaarka timirta Puntland oo aan maanta ku falaanqeynayno inta uu le'ekaan karo dakhliga ka soo

Safiirka Shiinaha ee Soomaliya oo ka warbixiyey xaaladda ardayda Soomaaliyeed ee ku nool Shiinaha
Warka Fiidnimo iyo Iid Maxamed Cabdi Buuhoodle, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Xasan Baashi (dhegayso)

Dhegaystayaal ku soodhawaada Warbixintii 8-aad ee waxsoosaarka timirta Puntland oo aan maanta ku falaanqeynayno inta uu le’ekaan karo dakhliga ka soo xerooda timirta, waqtiga dhow iyo kan fogba.

Barnaamijka maanta waxaa marti noogu ah maamul iyo maaliyad yaqaan Dauud Dahir. Dauud waxa uu ka qalinjabiyey Jaamacadda Lincoln, kana qaatay Masters Bangiyada iyo maareynta maalka, hadana waa xubin ka tirsan xafiiska xisaabaadka iyo maareynta maalka ee AMAL Bank, faraca Garoowe.

Warbixinta maanta ee timirta waxaa soojeedinaya wariye Xasan Heykal oo ka tirsan bahda Daljir Bossaaso.

Hoos ka dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: