Category: Wararka

1 1,375 1,376 1,377 1,378 1,379 2,819 16524 / 33825 POSTS
Jabhadda ONLF | JWXO oo Dhagaxbuur shir ku qabatay

Jabhadda ONLF | JWXO oo Dhagaxbuur shir ku qabatay

Shir balaadhan oo ay soo agaasimeen hoggaanka iyo maamulka Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO | ONLF) ayaa ka qabsoomay magaalada Dhagaxbuur [...]
Guddoomiyaha gobolka Bari oo eedeen u jeediyay dowladda dhexe (daawo)

Guddoomiyaha gobolka Bari oo eedeen u jeediyay dowladda dhexe (daawo)

Guddoomiyah Gobolka Bari Cabdisamad Yusuf Abwaan ayaa eedeen u jeediyay dowladda Soomaaliya. waxa uu sheegay in deeqdii beesha caalamka ee magaca Pun [...]
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo [...]
Amal Bank oo dhalinyarada Caabudwaaq shaqo-abuur u yagleeshay (dhegayso | sawirro)

Amal Bank oo dhalinyarada Caabudwaaq shaqo-abuur u yagleeshay (dhegayso | sawirro)

Shirkadda Amal Bank ayaa magaalada Caabudwaaq ka daahfurtay mashruuc dhallinyarada loogu yagleelayo shaqo-abuur. Ayaanle Cabdullaahi Jaamac ayaa w [...]
Madaxweyne Farmaajo oo maanta daahfuray Manhajka cusub ee  waxarashada dalka

Madaxweyne Farmaajo oo maanta daahfuray Manhajka cusub ee waxarashada dalka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu goor dhaw daah furo manhajka waxarashada dalka oo ay soo diyaarisay wasaaradd [...]
Maxaa xigi doona heshiiskii dowladda iyo Ahlusunna kadib? (Akhriso)

Maxaa xigi doona heshiiskii dowladda iyo Ahlusunna kadib? (Akhriso)

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa dar dargelineysa dhismaha Galmudug loo dhanyahay. Wasii [...]
Amaanka Madaxtooyada oo aad loo adkeeyay weerarkii Hotel SYL kadib

Amaanka Madaxtooyada oo aad loo adkeeyay weerarkii Hotel SYL kadib

Waxaa si weyn loo adkeeyay baraha Kontrool ee laga soo galo xarunta Madaxtooyadda Qaranka wixii ka dambeeyay Weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen Hoteel [...]
Midowga Yurub oo talis cusub hoosgeynaya howlgalkiisa Soomaaliya

Midowga Yurub oo talis cusub hoosgeynaya howlgalkiisa Soomaaliya

Wasiirrada Gaashaandhigga Ururka Midowga Yurub ayaa shalay ku heshiiyay sameynta Talis dhexe oo ciidan kaas oo ay qeyb ka noqonayaan howlgalladiisa di [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso ( dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso ( dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daa [...]
Warka Fiidnimo, cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo, cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya cXakiin Xuseen Xasan, kana soojeedinaya xarunta Daljir Garoowe [...]
1 1,375 1,376 1,377 1,378 1,379 2,819 16524 / 33825 POSTS