Madaxweyne Farmaajo oo maanta daahfuray Manhajka cusub ee  waxarashada dalka

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo maanta daahfuray Manhajka cusub ee waxarashada dalka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu goor dhaw daah furo manhajka waxarashada dalka oo ay soo diyaarisay wasaaradd

Deegaanka Daarusalaam ee gobolka Mudug oo lagu qabtay rag ku hubaysan bambaano (dhegayso)
Roobabkii Gu’ga iyo Geyiga Dhuludug (Puntland): 2 Juun 2019 (sawirro | muuqaal)
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu goor dhaw daah furo manhajka waxarashada dalka oo ay soo diyaarisay wasaaradda waxbarashada xukuumadda.

Munaasabadda lagu daahfurayo ayaa manhajkan ayaa ka dhaceysa Schoolka Maxamuud Mire oo ay gacanta ku heyso wasaaradda waxbarashada Soomaaliya.

Amaanka ayaa aad loo adkeeyay, waxaana goor dhaw halkaas gaaraya Madaxweyne Farmaajo si uu u daah furo Manhajka cusub ee dugsiyada Hoose/Dhexe ee dalka.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 3
DISQUS: