Madaxweyne Farmaajo oo maanta daahfuray Manhajka cusub ee waxarashada dalka

Madaxweyne Farmaajo oo maanta daahfuray Manhajka cusub ee  waxarashada dalka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu goor dhaw daah furo manhajka waxarashada dalka oo ay soo diyaarisay wasaaradda waxbarashada xukuumadda.

Munaasabadda lagu daahfurayo ayaa manhajkan ayaa ka dhaceysa Schoolka Maxamuud Mire oo ay gacanta ku heyso wasaaradda waxbarashada Soomaaliya.

Amaanka ayaa aad loo adkeeyay, waxaana goor dhaw halkaas gaaraya Madaxweyne Farmaajo si uu u daah furo Manhajka cusub ee dugsiyada Hoose/Dhexe ee dalka.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com