Madaxweyne Farmaajo oo maanta daahfuray Manhajka cusub ee waxarashada dalka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu goor dhaw daah furo manhajka waxarashada dalka oo ay soo diyaarisay wasaaradda waxbarashada xukuumadda.

Munaasabadda lagu daahfurayo ayaa manhajkan ayaa ka dhaceysa Schoolka Maxamuud Mire oo ay gacanta ku heyso wasaaradda waxbarashada Soomaaliya.

Amaanka ayaa aad loo adkeeyay, waxaana goor dhaw halkaas gaaraya Madaxweyne Farmaajo si uu u daah furo Manhajka cusub ee dugsiyada Hoose/Dhexe ee dalka.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

3 responses to “Madaxweyne Farmaajo oo maanta daahfuray Manhajka cusub ee waxarashada dalka”

  1. cabdixamiid

    Hjsj
    snfjdjjdjdjdjdjdjjfsa

  2. cabdixamiid

    Waxaan rabaa dugsi sarre fasalka 3aad

    1. cabdixamiid

      History ama taariik

U Jawaab cabdixamiid Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com