Maxay ka wada hadleen guddoomiyaha Bandar-Bayla iyo saraakiisha ilaalada xeebaha Soomaaliya ? (daawo)

HomeWararka

Maxay ka wada hadleen guddoomiyaha Bandar-Bayla iyo saraakiisha ilaalada xeebaha Soomaaliya ? (daawo)

Waraysiga guddoomiye Anteeno Gudoomiyaha degmada Bandar -Beyla Saciid Anteeno oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa waxa uu ka hadlay kulan oo Markab dushiisa kula qaatay ciidamada ilaalada xeebaha Soomaaliya ee Midowga Yurub.Hadab maxay ka wada hadleen? Wariye Cabdiraxmaan Xudayfi ayuu uwaramay. Posted by Radio Daljir on Saturday, December 14, 2019

Madaxweynaha Puntland oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Booliska Puntland (Sawiro)
Khudbada Madaxweyne Gaas ee Furitaanka Garoonka diyaaradaha Garowe (dhegayso)
Puntland oo Guddi u Saartay Gargaarka Naqraacayaasha Gobolada Bari iyo Karkaar

Waraysiga guddoomiye Anteeno

Gudoomiyaha degmada Bandar -Beyla Saciid Anteeno oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa waxa uu ka hadlay kulan oo Markab dushiisa kula qaatay ciidamada ilaalada xeebaha Soomaaliya ee Midowga Yurub.Hadab maxay ka wada hadleen? Wariye Cabdiraxmaan Xudayfi ayuu uwaramay.

Posted by Radio Daljir on Saturday, December 14, 2019

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: