Category: Wararka

1 1,205 1,206 1,207 1,208 1,209 2,824 14484 / 33886 POSTS
Kenya oo dalbatay in baaritaan dhab ah lagu sameeyo diyaaradii ku burburtay Bardaale

Kenya oo dalbatay in baaritaan dhab ah lagu sameeyo diyaaradii ku burburtay Bardaale

Dowladda Kenya ayaa dalbatay baaritaan dhab ah oo ku saabsan diyaaraddii shalay ku burburtay degmada Bardaale, taasoo warar kala duwan oo soo baxaya a [...]
Kenya xayiraad kusoo rogtay xerooyin ay ku sugan yihiin Qaxooti Soomaali ah

Kenya xayiraad kusoo rogtay xerooyin ay ku sugan yihiin Qaxooti Soomaali ah

Dowladda Kenya ayaa bilaawday qorsho lagu yareeynayo dhaq dhaqaaqa ee ka bixitaanka iyo gelida laba Xero Qaxooti oo ku taalla Gudaha dalkaas sababo la [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axme [...]
Puntland oo shaacisay Kisaas Cusub ee Covid19 ah

Puntland oo shaacisay Kisaas Cusub ee Covid19 ah

Guddiga wacyigelijta iyo xakameynta Cudurka Coronavirus u qaabilsan Dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen natiijada baaritaano lagu s [...]
WARBIXIN: Degmadda Bursaalax iyo Hormarkay ku talaabsatay (Daawo)

WARBIXIN: Degmadda Bursaalax iyo Hormarkay ku talaabsatay (Daawo)

Bursaalax waa degmo gobolka Mudug waxa ayna kamidtahay degmooyinkii ugu dambeeyey ee PUNTLAND magacowdo. Waa magaalo dhicnacyo badan hormar ka gaartay [...]
Wasiir Goodax oo Bahda waxbarashada kala hadlay saameynta Covid-19 ee waxbarashada Dalka

Wasiir Goodax oo Bahda waxbarashada kala hadlay saameynta Covid-19 ee waxbarashada Dalka

Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hiddaha & Tacliinta Sare Cabdullaahi Goodax Barre.Ayaa habka adeegga casriga ah ee Internet (Zoom) kulan kula qaatay [...]
Dowladda Federaalka oo bilowday baaritaan ku aadan diyaaraddii ku burburtay Bardaale

Dowladda Federaalka oo bilowday baaritaan ku aadan diyaaraddii ku burburtay Bardaale

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bilowday baaritaan ku aadan diyaaraddii shalay ku burburtay magaalada Bardaale ee Gobolka Baay, iyadoo natiijada b [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya W [...]
Xukuumadda DDS oo Shacabka Salaxaad & Raaso Nabad ugu Baaqday

Xukuumadda DDS oo Shacabka Salaxaad & Raaso Nabad ugu Baaqday

Wafti uu horkacayo kuxigeenka Wasiirka Madaxtooyada Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) Mudane Cabdirisaaq Sayid ayaa gaadhay degmada Raaso ee gobolka [...]
Madaxweynaha Puntland oo Hadal jediyeey kana Hadlay Arrimo Xasaasi ah (Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo Hadal jediyeey kana Hadlay Arrimo Xasaasi ah (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo caawa jeediyey hadaljeedintiisii labaad ee bilaha aheyd, ayaa ka hadlay Amniga, daadk [...]
1 1,205 1,206 1,207 1,208 1,209 2,824 14484 / 33886 POSTS