Category: Wararka

1 1,203 1,204 1,205 1,206 1,207 2,819 14460 / 33825 POSTS
Guddiga gurmadka Qardho oo shaaciyeey dhaqaalaha soo gaaray (Daawo)

Guddiga gurmadka Qardho oo shaaciyeey dhaqaalaha soo gaaray (Daawo)

Guddiga gurmadka Qardho ayaa caawa shaaciyeey dhaqaalaha soo gaaray,xili guddiga Warbaahinta kula hadleen Magaaladda Qardho. Sheekh Fu'aad oo ah Gu [...]
Puntland oo ku dhaawaqday tiradda dadki ku waxyeeloobay dhibaatadi Qardho ka dhacday (Daawo)

Puntland oo ku dhaawaqday tiradda dadki ku waxyeeloobay dhibaatadi Qardho ka dhacday (Daawo)

Puntland ayaa caawa shaacisay tirada dadki ku waxyeeloobay daadadkii ku fatahay Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar,kaas oo khasaare Naf iyo [...]
TALOKEEN: Talooyinka ku saabsan Caafimadka (dhegayso)

TALOKEEN: Talooyinka ku saabsan Caafimadka (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Talokeen oo ah Barnaamij Cusub ana ku soo gudbino Waraysiyo ka talokeenaya aayaha dalka, dhan [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo [...]
Warka Caweysin Iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Caweysin Iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
Wasaaradda Caafimaadka oo faahfaahisay Xaaladihii ugu dambeeyay Covid 19

Wasaaradda Caafimaadka oo faahfaahisay Xaaladihii ugu dambeeyay Covid 19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay Xaaladihii ugu dambeeyay ee Cudurka Covid 19. Wasaaraddu waxaa a [...]
Turkiga oo qalab caafimaad gaarsiyeey Muqdisho

Turkiga oo qalab caafimaad gaarsiyeey Muqdisho

Wasiirrada caafimaadka, arrimaha dibadda iyo gargaarka ayaa si wadajir ah safiirka Turkiga ee Soomaaliya maanta uga guddoomaya qalab caafimaad oo dowl [...]
Wasiirka Caafimaadka Puntland oo ka digay Cuduro halis ah oo ka dhalan kara daadkii Qardho (dhegayso)

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo ka digay Cuduro halis ah oo ka dhalan kara daadkii Qardho (dhegayso)

Puntland ayaa digniin ka soo saartay nadaafad-darro baahsan oo ka dhalatay daadadkii ku fatahay magaalada Qardho kuwaas oo keeni kara xanuuno halis ah [...]
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Qardho (dhegayso)

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Qardho (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Qardho idinkaga soo j [...]
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo sheegay in Qabuuraha Muqdisho lagu aasay 500 qof oo meyd ah

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo sheegay in Qabuuraha Muqdisho lagu aasay 500 qof oo meyd ah

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa sheegay inay diiwaan geliyeen tirada meydadka la geeyo maa [...]
In ka badan 3.4 milyan oo qof ayaa Qaba Cudurka CoronaVirus Adduunka oo dhan

In ka badan 3.4 milyan oo qof ayaa Qaba Cudurka CoronaVirus Adduunka oo dhan

Tirada dadka uu ku dhacay Coruna Virus ayaa kor u dhaaftay 3 milyan iyo 400 kun adduunka oo dhan, sida lagu sheegay mareegta Worldometer oo ku takhasu [...]
1 1,203 1,204 1,205 1,206 1,207 2,819 14460 / 33825 POSTS