Wasiirka Caafimaadka Puntland oo ka digay Cuduro halis ah oo ka dhalan kara daadkii Qardho (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo ka digay Cuduro halis ah oo ka dhalan kara daadkii Qardho (dhegayso)

Puntland ayaa digniin ka soo saartay nadaafad-darro baahsan oo ka dhalatay daadadkii ku fatahay magaalada Qardho kuwaas oo keeni kara xanuuno halis ah. Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa sheegtay in daadadkii ku rogmaday Qardho ay isku fureen suuliyaashii iyo ceelashii laga cabi jiray ee magaalada taasina ay ka dhalan karaan cuduro halis ah.

Xafladda 20-sano Guuradii kaso wareegtay Aas aska Puntland oo mardhow bilaabanaysa
Itoobiya iyo Somaliand oo ka wada hadlay adkeynta Amniga xaduudaha
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Puntland ayaa digniin ka soo saartay nadaafad-darro baahsan oo ka dhalatay daadadkii ku fatahay magaalada Qardho kuwaas oo keeni kara xanuuno halis ah.

Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa sheegtay in daadadkii ku rogmaday Qardho ay isku fureen suuliyaashii iyo ceelashii laga cabi jiray ee magaalada taasina ay ka dhalan karaan cuduro halis ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0