Category: Wararka

1 1,204 1,205 1,206 1,207 1,208 2,824 14472 / 33886 POSTS
Somaliland oo xaqiijisay qofkii labaad ee u geeriyooday Coronavirus

Somaliland oo xaqiijisay qofkii labaad ee u geeriyooday Coronavirus

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa maanta oo Arbaco ah xaqiijisay qofkii labaad inuu u dhintay cudurka Coronavirus. Qofka dhintay ayaa ahaa n [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
DFS & Dowlad Goboleedyada oo ka shiray xakameynta COVID-19

DFS & Dowlad Goboleedyada oo ka shiray xakameynta COVID-19

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay Shirka joogtada ah ee guddiga Qaran ee ka hortagga iyo xa [...]
AMISOM oo ka qeyb qaadaneysa fududeynta baaritaanka shilkii diyaaradda ee Bardaale

AMISOM oo ka qeyb qaadaneysa fududeynta baaritaanka shilkii diyaaradda ee Bardaale

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa markii u horeysay ka hadlay diyaaraddii maalin ka hor ku burburtay degmada Bardaale, xilli ay sid [...]
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, Safiirada Kenya iyo Itoobiya oo booqday goobtii burburka diyaaradda

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, Safiirada Kenya iyo Itoobiya oo booqday goobtii burburka diyaaradda

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar, Wasiirka Gaadiidka ee Koofur Galbeed, Safiirada Itoobiya iyo Keny [...]
Gurmadki sadexaad oo ka yimid Gobalka Mudug oo Qardho la gaarsiyeey (Daawo)

Gurmadki sadexaad oo ka yimid Gobalka Mudug oo Qardho la gaarsiyeey (Daawo)

Degmooyinka Gobolka Mudug siiba Galkacyo Bursaalax iyo Xarfo ayaa si wada jir ah gudiga gurmadka Qardho ugu wareejiyey deeq raahsin iyo agab kale isug [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Ufayn ( dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Ufayn  nooga daad [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Ufayn (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Ufayn (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan oo ku sugan xarunta Daljir ee Garoowe. [...]
1 1,204 1,205 1,206 1,207 1,208 2,824 14472 / 33886 POSTS