DFS & Dowlad Goboleedyada oo ka shiray xakameynta COVID-19

HomeWararka

DFS & Dowlad Goboleedyada oo ka shiray xakameynta COVID-19

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay Shirka joogtada ah ee guddiga Qaran ee ka hortagga iyo xa

Galmudug oo gacanta ku dhigtay rag ku eedeysan inay falal Amni darro geysteen
Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal
Guddoomiyaha gobalka Bari oo maanta booqday degaanka Dawacaley oo ka tirsan degmada iskushuban

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay Shirka joogtada ah ee guddiga Qaran ee ka hortagga iyo xakameynta Cudurka COVID19.

Kulanka oo ahaa dhinaca Internet-ka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirrada Caafimaadka ee dowlad gobaleedyada xubnaha ka ah dowladda federaalka ayaa, waxanna looga hadlay dardar gelinta wacyi gelinta bulshada iyo ballaarinta awoodda dowlad gobaleedyada ee xakameynta faafitaanka COVID-19.

Guddiga ka hortagga Cudurka COVID-19 ee uu Guddoomiyaha ka yahay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa ay yeesheen kulan joogto ah,kaas oo laga soo saaro go’aamo looga hortagayo Coronavirus,kuwaas oo qaarkood aan weli dhaqan gelin.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: