Wasaaradda Caafimaadka oo faahfaahisay Xaaladihii ugu dambeeyay Covid 19

HomeWararka

Wasaaradda Caafimaadka oo faahfaahisay Xaaladihii ugu dambeeyay Covid 19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay Xaaladihii ugu dambeeyay ee Cudurka Covid 19. Wasaaraddu waxaa a

Al-Shabaab oo u digtay dalladaha waxbarasho ee dalka
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Dib-u-dhiska Ka Socda Xarunta Murtida Iyo Wacyi-gelinta
Ganacsatadda Qaadka Kenya oo Dowladadooda ugu baaqay inay Aqoonsato Somaliland

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay Xaaladihii ugu dambeeyay ee Cudurka Covid 19.

Wasaaraddu waxaa ay shaacisay70 xaaladood cusub ee Covid-19,taasi oo tirada guud ka dhigaysaa 671 oo kiis dadka uu soo ritay xanuunka Corona Virus.

Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya

> Laga Helay: 70
> Benadir: 67
> Somaliland: 3

> Lab: 48
> Dhedig: 22
> Bogsasho: 3
> Dhimasho: 3
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 671
> Bogsashada Guud: 34
> Dhimashada Guud: 31

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: