Category: Wararka

1 1,190 1,191 1,192 1,193 1,194 2,820 14304 / 33829 POSTS
Biriq xalay 40 Neef oo Geel ah ku dishay gobalka Mudug (dhegayso)

Biriq xalay 40 Neef oo Geel ah ku dishay gobalka Mudug (dhegayso)

Roobab mahiigaan ah oo xalay saqdii dhexe ka billowday deegaanno ka tirsan gobolka Mudug ayaa la soo sheegaya inay khasaare lixaadleh geeysteen. Xo [...]
Maamulka Somaliland oo warar dheraad ah ka soo saaray Cudurka Covid-19

Maamulka Somaliland oo warar dheraad ah ka soo saaray Cudurka Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliland ayaa Maanta shaacisay natiijada dad looga shakisnaa Cudurka Safmareenka ah ee Coronavirus,kuwaas oo baaritaano lag [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axme [...]
Maamulka Degmadda Burtinle oo ka hadlay roob khasaare geeystay oo ka da’ay Burtinle iyo degaanada hoosyimada (dhegayso)

Maamulka Degmadda Burtinle oo ka hadlay roob khasaare geeystay oo ka da’ay Burtinle iyo degaanada hoosyimada (dhegayso)

Iyado lagu jiro xili robaadkii Gu'Ga waxaa degaanadda Puntland ka da'ay Rob saamayn ku yeeshay dad iyo duunyaba,waxaans oo badanaya khasaaraha ka dhal [...]
Taliska Qaybta Gobalka Nugaal oo ka hadlay dabley dhac ka geeystay Garoowe (dhegayso)

Taliska Qaybta Gobalka Nugaal oo ka hadlay dabley dhac ka geeystay Garoowe (dhegayso)

Gudiga amniga Goblka Nugaal ayaa go'aamo dhowr ah oo ay soo saareen Waxaa ka mdi aha in ciidanka Amaanku ay gacanta ku soo dhigaan rag hubaysan oo wee [...]
Khilaafka Masar iyo Itoobiya oo Cirka isku shareeray iyo dacwad lo gudbiyeey QM

Khilaafka Masar iyo Itoobiya oo Cirka isku shareeray iyo dacwad lo gudbiyeey QM

Suudaan ayaa sheegtay iney aqbaleyn fikirka ay Itoobiya soo jeedisay ee ku saabsan qaabka loo buuxinayo biyaha biyo xireenka lagu muransan yahay ee ay [...]
Alshabaab oo War Cusub ka soo saaray Faafida Cudurka Caronavirus

Alshabaab oo War Cusub ka soo saaray Faafida Cudurka Caronavirus

Ururka Al-Shabaab ayaa soo saaray bayaan ku saabsan la socodka arrimaha cudurka saf marka ah ee Coronavirus, kaasoo caalamka fara ba’an ku haya, boqol [...]
Maxay Tahay doorka Haweenka kaga aadan xakamaynta Cudurka Covid-19 ? (dhegayso)

Maxay Tahay doorka Haweenka kaga aadan xakamaynta Cudurka Covid-19 ? (dhegayso)

Maxaytahay kaalinta haweenka ee doorkooda xakamaynta iyo yaraynta Carona? Maadaama bulshadii noqotay kuwa ku negaada guryaha haweenkuna ay xogagaal [...]
Saraakisha Amniga Jubbaland oo sheegay inay si wadayaan dagaalka ka dhanka ah Alshabaab

Saraakisha Amniga Jubbaland oo sheegay inay si wadayaan dagaalka ka dhanka ah Alshabaab

Maamulka jubbaland ayaa sheegay in iyada oo lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan ay ka feejigan yihiin weerarada deegaannada Maamulkaas ay Al-S [...]

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Qardho (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka [...]
Dabley Oromo oo shacab Soomaaliyeed ku laayey qabalaha Sandacarre ee Tuli Guuleed

Dabley Oromo oo shacab Soomaaliyeed ku laayey qabalaha Sandacarre ee Tuli Guuleed

Dablay Oromo oo hubaysan kana timiday dhanka magaalada Jinacsani ee Oromia ayaa waxay laba qof ku dileen qabalaha Sandacarre ee degmada Tuli Guuleed. [...]
1 1,190 1,191 1,192 1,193 1,194 2,820 14304 / 33829 POSTS