Maamulka Degmadda Burtinle oo ka hadlay roob khasaare geeystay oo ka da’ay Burtinle iyo degaanada hoosyimada (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Degmadda Burtinle oo ka hadlay roob khasaare geeystay oo ka da’ay Burtinle iyo degaanada hoosyimada (dhegayso)

Iyado lagu jiro xili robaadkii Gu'Ga waxaa degaanadda Puntland ka da'ay Rob saamayn ku yeeshay dad iyo duunyaba,waxaans oo badanaya khasaaraha ka dhal

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxwayne Deni oo ka hadlay qaraxyada Bosaso ee lala xiriiray Qatar

Iyado lagu jiro xili robaadkii Gu’Ga waxaa degaanadda Puntland ka da’ay Rob saamayn ku yeeshay dad iyo duunyaba,waxaans oo badanaya khasaaraha ka dhalanaya Nimcada EBBE.

degaano hoosyimaada degmadda Burtinle ayaa laga soo sheegaya roob khasaare geeystay inuu ka da’ay sida uu Radio Daljir u sheegay Duqa degmada Burtinle ee Gobalka Nugaal Sayid Maxamuud Xirsi.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: