Madaxwayne Deni oo ka hadlay qaraxyada Bosaso ee lala xiriiray Qatar

HomeWararka

Madaxwayne Deni oo ka hadlay qaraxyada Bosaso ee lala xiriiray Qatar

Madaxwaynaha dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo ka hadlayay bandhigga buugaagta ee magaalada Garoowe ayaa sheegay inuu horay Puntland ugu jir

Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar | Daljir Gaalkacyo (daawo)
Midowga Yurub oo Gaadiid Ciidan ku wareejiyey Maamulka K/Galbeed
Farriinta Covid19 iyo Sheekh Cali Dheere (daawo)

Madaxwaynaha dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo ka hadlayay bandhigga buugaagta ee magaalada Garoowe ayaa sheegay inuu horay Puntland ugu jiray tuhun ah in qarxyada iyo dhibaatada Soomaaliya iyo Puntlandba ka jirta laga soo abaabulo meelo ka baxsan Soomaaliya.

Isagoo si gaar ah usoo qaatay warbixinta NY Times ay ka qortay dilalka iyo qaraxyada Bosaso ka dhacaya qaarkood ay yihiin kuwa ay dowladaha Qatar iyo Imaaraatka Carabta ku loolamayaan siyaasaddooda Soomaaliya ayaa ka codsaday aqalka sare iyo hoose ee baarlamaanka Soomaaliya inay warkaasi baaritaan ku sameeyaan.

Madaxwaynaha oo dhanka kalle ka hadlayay xarigga guddiga dhismaha wadada bartamaha ee Bosaso ayuu sheegay in sharciga lagu kalsoonaado.

Diiwaanka Wararka

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: