Category: Wararka

1 1,192 1,193 1,194 1,195 1,196 2,819 14328 / 33825 POSTS
Xildhibaano iyo Wasiiro ku sugan degmadda Waaciye ee gobalka karkaar (dhegayso)

Xildhibaano iyo Wasiiro ku sugan degmadda Waaciye ee gobalka karkaar (dhegayso)

Degmadda waaciye ee Gobolka karkara waxaa ku sugan Wasiir ku xigeeno iyo xildhibano ka tirsan labada Aqal ee Soomaliya kuwaas oo degaanka ka soo jeeda [...]
Madaxweyne Qorqoor oo kulan qadka Online la qaatay Siyaasiyiin iyo aqoonyahano

Madaxweyne Qorqoor oo kulan qadka Online la qaatay Siyaasiyiin iyo aqoonyahano

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa maanta kulan online ah la qaatay siyaasiyiin, diblomaasiyiin iyo aqoonyahanno kala jooga dal [...]
DFS oo diwaangalisay kisaas Cusub oo Covid-19 ah

DFS oo diwaangalisay kisaas Cusub oo Covid-19 ah

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 81 xaaladood [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axme [...]
Madaxweynaha Hiirshabeele oo kulan la yeeshay Xubno Beesha caalamka ka tirsan

Madaxweynaha Hiirshabeele oo kulan la yeeshay Xubno Beesha caalamka ka tirsan

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabelele Maxamed Cabdi Waare o ku sugan Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa kulan dhinaca qadka I [...]
Taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug oo la magacaabay

Taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug oo la magacaabay

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa Taliye Cusub waxaa uu u Magacaabay Booliska Dowlad Goboleedka Galmu [...]
Jubbaland oo DFS ku eedeysay inay is hortaag ku samaysay Dawooyin loo wadda Kismaayo (Daawo)

Jubbaland oo DFS ku eedeysay inay is hortaag ku samaysay Dawooyin loo wadda Kismaayo (Daawo)

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo Saxaafada la hadlayay ayaa sheegay in Dowlada Federaalka ah ay horta [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya Wariy [...]
Radio Daljir oo ku baahaya badi dalka maantana waa UFAYN (dhegayso | daawo)

Radio Daljir oo ku baahaya badi dalka maantana waa UFAYN (dhegayso | daawo)

Radio Daljir oo ah warlaliska ugu baaxadda weyn Geeska Africa ayaa ku baahaya badiba geyiga Soomaaliyeed, waxaana Radio Daljir xarunti sagaalad uu asb [...]
TALOKEEN: Talooyinka ku saabsan Fatahaadaha (dhegayso)

TALOKEEN: Talooyinka ku saabsan Fatahaadaha (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Talokeen oo ah Barnaamij Cusub ana ku soo gudbino Waraysiyo ka talokeenaya aayaha dalka, dhan [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo [...]
1 1,192 1,193 1,194 1,195 1,196 2,819 14328 / 33825 POSTS