Jubbaland oo DFS ku eedeysay inay is hortaag ku samaysay Dawooyin loo wadda Kismaayo (Daawo)

HomeWararka

Jubbaland oo DFS ku eedeysay inay is hortaag ku samaysay Dawooyin loo wadda Kismaayo (Daawo)

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo Saxaafada la hadlayay ayaa sheegay in Dowlada Federaalka ah ay horta

Roobab khasaare nafeed gaystay oo ka da’ay Suudaan (dhegayso)
Warka Duhurnimo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso
Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo Saxaafada la hadlayay ayaa sheegay in Dowlada Federaalka ah ay hortaagan tahay diyaarad sida gurmad noocyo kala duwan ah oo loogu tala galay ka hortaga Xanuunka Covid19 iyo fatahaadaha ka jira Gobolka Gedo.

Sidoo kale waxaa uu sheegay Madaxweyne ku xigeenku in Jubbaland ay go’aano adag ka qaadan doonto khalkhalka Siyaasadeed ee ay Dowlada Federaalka ah ka wado Gobolka Gedo.

Hoos ka Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: