Category: Wararka

1 1,070 1,071 1,072 1,073 1,074 2,823 12864 / 33868 POSTS
Madaxweyne Galmudug oo baaq u diray Shacabka Galmudug

Madaxweyne Galmudug oo baaq u diray Shacabka Galmudug

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa Shacabka Galmudug ugu baaqay in ay diyaar garoobaan dagaal ka dhan ah Al-Shabaab oo uu sheegay in ay dh [...]
Maamulka Magaalada Dhabbad oo Madaxweynaha Galmudug ugu baaqey in uu kadhabeeyo nabaddii uu ku baaqay (dhegayso)

Maamulka Magaalada Dhabbad oo Madaxweynaha Galmudug ugu baaqey in uu kadhabeeyo nabaddii uu ku baaqay (dhegayso)

Guddoomiyaha degmadda Dhabbad Aadan Cabdinuur Galaal (Aadan Gabi) oo soo booqdey Radio Dalijir Caabudwaaq ayaa masuuliyiinta Galmudug ugu baaqay in [...]
Barnaamijka Hoobal iyo Hal-Abuur- khadar Cawl (dhegayso)

Barnaamijka Hoobal iyo Hal-Abuur- khadar Cawl (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystayaal ku soodhawaada Barnaamijka Hobol iyo halabuur oo Habeen walba oo jimce ah aad ka dhegaystaan Warbaahinta Daljir. waxaan [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Dhuusamareeb (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir dhuusamareeb inoo ka daadihinaya Wa [...]
Gaalkacyo: Guddiga dib u habaynta & diwaangalinta Ciidamadda oo Gaalkacyo tirakoob ciidan ka bilaabay

Gaalkacyo: Guddiga dib u habaynta & diwaangalinta Ciidamadda oo Gaalkacyo tirakoob ciidan ka bilaabay

Gudiga dib habaynta & diiwaan galinta ciidanka dowlada Puntland ayaa maanta xerada siinaay ee magaalada Gaalkacyo waxaa ay ka sameeyeen tirakoobka cid [...]
Warka Caweysin iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)

Warka Caweysin iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka Caweysin ee Radio Daljir waxaana soo jeedinaya weriye Cabdinaasir Ibraahin Maxamed. Hoos ka dhegayso. https [...]
BOOSASO: Dayaca Xaaxiga Bossaaso iyo Dhoohanaanta Bulsho & Maamul

BOOSASO: Dayaca Xaaxiga Bossaaso iyo Dhoohanaanta Bulsho & Maamul

Halkan waa xeebta Bosaaso ee magaalada ganaciga Puntland, hadda se daris la noqotay nadaafad xumo iyo qashin buuxdhaafshay xaaxiga xeebta. Waxaa haree [...]
MAANHADAL: Shirka Wadatashiga Puntland iyo Jubbaland (dhegayso)

MAANHADAL: Shirka Wadatashiga Puntland iyo Jubbaland (dhegayso)

Shalay waxaa lagu gabagabeyeey Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland shirka wadatashiga Dowladaha Puntland iyo Jubblanad iyadoo warmurtiyeedkii la [...]
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xasan heykal (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xasan heykal (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Xasan Heykal Hoos kaga bogo. https://soundcloud [...]
Guddoomiyaha gobalka Banaadir oo edeyn u jeediyeey dowlad gobaleedyada

Guddoomiyaha gobalka Banaadir oo edeyn u jeediyeey dowlad gobaleedyada

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish) ayaa ka hadlay shirkii uu uga qeyb galay Magaalada Dhuusam [...]
Madaxweynaha Galmudug oo sheegay inay diyaariyeen Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab

Madaxweynaha Galmudug oo sheegay inay diyaariyeen Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor qoor) oo furay kal-fadhiga labaad ee Baarlamaanka Galmudug ayaa ka hadlay arrimo ay [...]

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Dhuusamareeb

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir dhuusamareeb inoo ka daadihinaya Xu [...]
1 1,070 1,071 1,072 1,073 1,074 2,823 12864 / 33868 POSTS