Category: Wararka

1 1,068 1,069 1,070 1,071 1,072 2,819 12840 / 33825 POSTS
Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Galmudug

Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Galmudug

Madaxweynaha Dowlad Gobleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa xeer soo baxay oo ku astaysan 26 Agoosto,2020 ku Magacaabay Xeer ilaaliya [...]
Muqdisho: Maxkamadda Gobalka Banaadir oo maanta xukuno kala duwan riday

Muqdisho: Maxkamadda Gobalka Banaadir oo maanta xukuno kala duwan riday

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa markale waxaa ay Maanta oo Khamiis ah xukuno isugu jira xarig iyo ganaax lacageed ku riday shaqsiyaad u shaqeeya dowl [...]
Warbixin Safarka | Bandiiradley | Caabudwaaq | Dhusamarreeb | oo hawlwadeeno ka tirsan Daljir

Warbixin Safarka | Bandiiradley | Caabudwaaq | Dhusamarreeb | oo hawlwadeeno ka tirsan Daljir

Safarkii Bandiiradley | Caabudwaaq | Dhusamareeb iyo hawlwadeenada warbaahinta Daljir oo socdaalo shaqo ku maray deegaamo Mudug iyo Galguduud ee Dawla [...]
DFS oo ka qeyb-gashay shir looga hadlayay ka hortagga fatahaadaha

DFS oo ka qeyb-gashay shir looga hadlayay ka hortagga fatahaadaha

Shir looga hadlayey ahmiyadda hortabinta beeraha oo ay ka soo qeyb-galeen Agaasimayaasha Beeraha Wadamada Bariga Afrika oo ay soo qaban-qaabisay Hay’a [...]
Nabadoon Yaasiin Cabdisamad: ” Waxaan ku qanacsanahay sida ay maxkamada kiiska Hodan u wado.

Nabadoon Yaasiin Cabdisamad: ” Waxaan ku qanacsanahay sida ay maxkamada kiiska Hodan u wado.

Ehelada marxuumada Hodan Axmed Maxamed oo dil loogu geystay Garoowe Abril 2019 ayaa wasaaaradda haweeka wasaaradda cadaalada iyo xafiiska xuquuqul ins [...]

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xar [...]
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Boosaaso. https://soundcloud.com/u [...]
Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Puntland oo Turkiga ku geeriyooday

Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Puntland oo Turkiga ku geeriyooday

Allaha u naxariiste waxaa galabta Dalka Turkiga ku geeriyooday Xildhibaan Daa'uud Nuur Muuse oo ka mid ah Barlamaanka Puntland. Xildhibaanka ayaa m [...]
Madaxweynaha Puntland oo Qado sharaf u sameyeey Madaxweyne Axmed Madoobe & Madax kale

Madaxweynaha Puntland oo Qado sharaf u sameyeey Madaxweyne Axmed Madoobe & Madax kale

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Kulan Qado Sharaf ah u sameeyay Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed [...]
Haldoorka/Aqoonyahanka Gobolka Sanaag oo Fariin u diray Bulshadda Gobalka Sanaag (Daawo)

Haldoorka/Aqoonyahanka Gobolka Sanaag oo Fariin u diray Bulshadda Gobalka Sanaag (Daawo)

Faaduma Jaamac Ducaalle oo loo yaqaan (Fatuma Jibril) Madaxii hore ee Hay'adda ADESO isla markaan kamid ah Haldoorka/Aqoonyahanka Gobolka Sanaag ayaa [...]
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 60aad-(dhegayso|daawo)

Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 60aad-(dhegayso|daawo)

Waa SHEEKO GAABAN iyo qaybteedii lala dhacay, la ammaanay, loo bogay, oo mar kale dhegaystayaashu dalbadeen rogaal-celis, hadana ah maqal & muuqaa [...]
1 1,068 1,069 1,070 1,071 1,072 2,819 12840 / 33825 POSTS