Category: Wararka
-
Taliyaha qaybta Gobalka Mudug oo go’aano ka soo saaray iibka dhulka Garacad (Daawo)
Taliyaha Qaybta Gobalka Mudug oo garacad ku sugan ayaa sheegay in talaabo laga qaadi doono dadka an sida sharciga ahayn u gataa dhulka. Hoos ka daawo. https://youtu.be/xH0pthd_Yp0
-
Xasan Kaafi oo Caabudwaaq kaga dhawaaqay inuu musharax xildhibaan yahay (dhegayso)
Xasan Kaafi oo kamid ah qurba joogta Caabudwaaq oo kudhawaaqay in uu yahay Musharax Xildhibaan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Ayaanle Cabdullaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq inooga soodiray
-
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo jeedinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan. Soogudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL-ABUUR IYO HORMAR JOOGTO AH. Dhegayso.
-
Madaxweyne Waare oo magacaabay Gudiiga farsamada soo xuulista Barlamaanka labaad ee maamulkaas
Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu magacaabay guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle.
-
Madaxweyne Galmudug oo baaq u diray Shacabka Galmudug
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa Shacabka Galmudug ugu baaqay in ay diyaar garoobaan dagaal ka dhan ah Al-Shabaab oo uu sheegay in ay dhibaato ku hayaan degaano ka mid ah Galmudug. Madaxweyne Qoorqoor ayaa sheegay in guulo muhiim ah in laga gaaray dagaallo Shabaab iyo Shacab ku dhexmaray degaanada Shabeellow iyo Bacaadweyne ee Mudug.…
-
Maamulka Magaalada Dhabbad oo Madaxweynaha Galmudug ugu baaqey in uu kadhabeeyo nabaddii uu ku baaqay (dhegayso)
Guddoomiyaha degmadda Dhabbad Aadan Cabdinuur Galaal (Aadan Gabi) oo soo booqdey Radio Dalijir Caabudwaaq ayaa masuuliyiinta Galmudug ugu baaqay in ay kadhabeeyaan nabaddii ay ku baaqeen markii uu Madaxweynaha Galmudug socdaalkiisii nabadda uu kumarayay deegaano katirsan Galmudug Aadan Gabi ayaa sheegay in deegaanka ay ku soo badatay Binooyin cusub iyo deegaamayn uu sheegay in ay…
-
Barnaamijka Hoobal iyo Hal-Abuur- khadar Cawl (dhegayso)
Kulanti wacan dhegaystayaal ku soodhawaada Barnaamijka Hobol iyo halabuur oo Habeen walba oo jimce ah aad ka dhegaystaan Warbaahinta Daljir. waxaana soo jeedinaya Barnaamijka Wariye Khadar Cawl.
-
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Dhuusamareeb (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir dhuusamareeb inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Xasan dhalo Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Gaalkacyo: Guddiga dib u habaynta & diwaangalinta Ciidamadda oo Gaalkacyo tirakoob ciidan ka bilaabay
Gudiga dib habaynta & diiwaan galinta ciidanka dowlada Puntland ayaa maanta xerada siinaay ee magaalada Gaalkacyo waxaa ay ka sameeyeen tirakoobka cidamada kala ah horinta ciidanka taangiyada,Horinta ciidanka ilaada ayraboorka Gaalkacyo ,taliska & madaafiicda . Gudoomiyaha Gudiga Dib uhabaynta ciidanka dowlada Puntland ahna wasiirka maaliyada xasan shire abgaal oo goobta ka hadlay ayaa xusey in…
-
Warka Caweysin iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)
Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka Caweysin ee Radio Daljir waxaana soo jeedinaya weriye Cabdinaasir Ibraahin Maxamed. Hoos ka dhegayso.
-
BOOSASO: Dayaca Xaaxiga Bossaaso iyo Dhoohanaanta Bulsho & Maamul
Halkan waa xeebta Bosaaso ee magaalada ganaciga Puntland, hadda se daris la noqotay nadaafad xumo iyo qashin buuxdhaafshay xaaxiga xeebta. Waxaa hareeraha xeebtu deegaan u tahay dad danyar ah, waxaana u soo dalxiis taga dadka magaaladda iyo kuwa magaalada ku cusub. SU’AASHA MAANTA: AAWAY DADKII DALKA LAHAA & MAAMULKII ILAALINTIISA LOO IGMADAY? Warbixinta wariye Maxamed…
-
MAANHADAL: Shirka Wadatashiga Puntland iyo Jubbaland (dhegayso)
Shalay waxaa lagu gabagabeyeey Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland shirka wadatashiga Dowladaha Puntland iyo Jubblanad iyadoo warmurtiyeedkii laga soo saaray ay ku jireen inay xamar tagaan Madaxweynaahasha Maamuladaas. Barnaamijka Maanhadal ayaan maanta ku falanqeyn doona qodobada ka soo baxay shirkaas iyo waxaa ka soo bixi karaa . Wariye Maxamuud Cabdi ibraahim ayaa Bosaaso ka soo…