Madaxweynaha Puntland oo Qado sharaf u sameyeey Madaxweyne Axmed Madoobe & Madax kale

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo Qado sharaf u sameyeey Madaxweyne Axmed Madoobe & Madax kale

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Kulan Qado Sharaf ah u sameeyay Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed

Ciidamada dowladda oo la wareegay degaan katirsan gobolka Gedo
Shacabka Qardho oo ka hadlay qodobada ka soo baxay shirkii Garoowe (dhegayso)
Shirkii Madaxda Maamul gobaleedyada & DFS oo Maalintii Labaad Galay

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Kulan Qado Sharaf ah u sameeyay Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Wafdiga uu hoggaaminayo ee sugan Garoowe.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ee Dowladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, Madaxweyneyaashii hore ee Dowladda Puntland Senator Cabdiraxmaan Faroole iyo Cabdiweli Gaas , Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Goleeyaasha Dowladdaha Puntland iyo Jubaland .

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: