Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Puntland oo Turkiga ku geeriyooday

HomeWararka

Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Puntland oo Turkiga ku geeriyooday

Allaha u naxariiste waxaa galabta Dalka Turkiga ku geeriyooday Xildhibaan Daa'uud Nuur Muuse oo ka mid ah Barlamaanka Puntland. Xildhibaanka ayaa m

MAXAY QABATAA XARUNTA DHAQAN AW JAAMAC CIISE EE MAGAALADA GALKAACYO WARBIXIN WARIYE NIMCO NASAB
Sidee loo helaa Awdal State yeelata Deked?
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle

Allaha u naxariiste waxaa galabta Dalka Turkiga ku geeriyooday Xildhibaan Daa’uud Nuur Muuse oo ka mid ah Barlamaanka Puntland.

Xildhibaanka ayaa maalmihii u dambeyeey xaalad cafimaad ugu sugnaa Magaaladda Ankaara iyado galabtana uu ku geeriyooday dalkaas.

Gudoomiye ku xigeenka degmadda Ufayn Cadayse Cabdi cadayse gudoomiye ku xigeenka degmadda Ufayn oo la soo xiriiray Radio Daljir ayaa tacsi u diray shacabka iyo eheladda Marxuum xildhibaan Daa’uud Nuur Muuse.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: