Sidee loo helaa Awdal State yeelata Deked?

Sidee loo helaa Awdal State yeelata Deked?

Muxuu yahay qorshaha Ururka Awdal State Movement shaaciyey ee Itoobiya loogu gacan galinayo Dekadda Saylac? | Arrimahaas iyo suurtagalnimada in la asaaso Awdal State yeelata deked iyo eeraboor waxaan ka waraysanay Jeylaani Uurdoox oo kamid ah Aqoonyahanada Awdal-state | Wariye Najiib Fanax ayuu u warramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com