Haldoorka/Aqoonyahanka Gobolka Sanaag oo Fariin u diray Bulshadda Gobalka Sanaag (Daawo)

Haldoorka/Aqoonyahanka Gobolka Sanaag oo Fariin u diray Bulshadda Gobalka Sanaag (Daawo)

Faaduma Jaamac Ducaalle oo loo yaqaan (Fatuma Jibril) Madaxii hore ee Hay’adda ADESO isla markaan kamid ah Haldoorka/Aqoonyahanka Gobolka Sanaag ayaa ugu baaqday bulshada gobolka Sanaag inay wada tashi ka seemayaan dhaqdhaqaaqyada Somaliland ku doonayso in la ictiraafo iyo saameynta ay ku yeelan karto gobolka Sanaag.

Fatumo oo ka hadashay Xarunta HADAF ee Magaalada Badhan ayaa sidoo kale ka digtay in la maqli waayo codka bulshada gobolka Sanaag.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com