MAANHADAL: Shirka Wadatashiga Puntland iyo Jubbaland (dhegayso)

Shalay waxaa lagu gabagabeyeey Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland shirka wadatashiga Dowladaha Puntland iyo Jubblanad iyadoo warmurtiyeedkii laga soo saaray ay ku jireen inay xamar tagaan Madaxweynaahasha Maamuladaas.

Barnaamijka Maanhadal ayaan maanta ku falanqeyn doona qodobada ka soo baxay shirkaas iyo waxaa ka soo bixi karaa .

Wariye Maxamuud Cabdi ibraahim ayaa Bosaaso ka soo jeedinaya.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com