Maamulka Magaalada Dhabbad oo Madaxweynaha Galmudug ugu baaqey in uu kadhabeeyo nabaddii uu ku baaqay (dhegayso)

Guddoomiyaha degmadda Dhabbad Aadan Cabdinuur Galaal (Aadan Gabi) oo
soo booqdey Radio Dalijir Caabudwaaq ayaa masuuliyiinta Galmudug ugu
baaqay in ay kadhabeeyaan nabaddii ay ku baaqeen markii uu
Madaxweynaha Galmudug socdaalkiisii nabadda uu kumarayay deegaano
katirsan Galmudug

Aadan Gabi ayaa sheegay in deegaanka ay ku soo badatay Binooyin cusub
iyo deegaamayn uu sheegay in ay keeni karto nabad galyo darro

Guddoomiyaha Dhabbad ayaa dhinaca kale Hay’addaha Samafalka ku
eedeeyay in ay hareer maraan maamulka

Ugu danbayntii ayaa Aadan Gabi waxaa uu ugu baaqay darawalada
Gaadiidka oo uu sheegay in ay gees kamaraan magaalada in degmaddu ay
tahay nabad Booliskeeda iyo nidaamka dowladnimana uu shaqeeyo


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com