BOOSASO: Dayaca Xaaxiga Bossaaso iyo Dhoohanaanta Bulsho & Maamul

HomeWararkaMaqaalo Kale

BOOSASO: Dayaca Xaaxiga Bossaaso iyo Dhoohanaanta Bulsho & Maamul

Halkan waa xeebta Bosaaso ee magaalada ganaciga Puntland, hadda se daris la noqotay nadaafad xumo iyo qashin buuxdhaafshay xaaxiga xeebta. Waxaa haree

Taxanaha 6aad ee kobcinta waxbarashada Gabdhaha: Waxbar gabadhaada oo ciribtir faqriga (dhegayso)
Gabdhaha Laascaanood: “Somaliland afduub bay nagu haysaa, dil bay nagu hayaan … ha nala ka soo gaaro!” (daawo)
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 8aad Covid-19 (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)

Halkan waa xeebta Bosaaso ee magaalada ganaciga Puntland, hadda se daris la noqotay nadaafad xumo iyo qashin buuxdhaafshay xaaxiga xeebta. Waxaa hareeraha xeebtu deegaan u tahay dad danyar ah, waxaana u soo dalxiis taga dadka magaaladda iyo kuwa magaalada ku cusub.

SU’AASHA MAANTA: AAWAY DADKII DALKA LAHAA & MAAMULKII ILAALINTIISA LOO IGMADAY?

Warbixinta wariye Maxamed Lakiman ayaa inoo haya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: