Category: Siyaasadda & Dhaqaalaha

1 31 32 33 34 35 62 396 / 741 POSTS
Iskudeygii saddexaad 10kii sano ee la soo dhaafay Mudane Dhoobodaareed waa Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland

Iskudeygii saddexaad 10kii sano ee la soo dhaafay Mudane Dhoobodaareed waa Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland

Doorashadii Baarlamaanka cusub ee Puntland oo saaka ka bilaabatay aqalka baarlamaanka ee magaalada Garowe ayaa soo idlaatay xilli gaaban oo galabta ah [...]
Warbixin Xoghaya Guud ee QM oo ka Jawaabay Eedda Dowladda Soomaaliya

Warbixin Xoghaya Guud ee QM oo ka Jawaabay Eedda Dowladda Soomaaliya

Warbixin uu hadda soo saaray Farxaan Xaaq (Farhan Haq) ayaa lagu muujiyey in Xoghaya Guud ee QM uu ka xunyahay falka cayrinta ee dowladda Soomaaliya l [...]
Abwaan Cabdirashid oo maray jidkii Faarax Cabduqaadir iyo Gaas oo wada abaabul horleh

Abwaan Cabdirashid oo maray jidkii Faarax Cabduqaadir iyo Gaas oo wada abaabul horleh

Sidii aan fallaanqeyntii hore waayo dib-ugu-jalleecnay oo isugu miisaanay marxaladda siyaasadeed ee musharrax Guddoomiye Gole Wakiil Abwaan Cabdirashi [...]
Dardaaran Xildhibaanada Dooran ee Puntland: Timaadadu waa maanta doorashada Guddoonkuna waa berri

Dardaaran Xildhibaanada Dooran ee Puntland: Timaadadu waa maanta doorashada Guddoonkuna waa berri

Xildhibayaal, mar kale TIMAADADU waa maanta, talada Puntland ayana waa mid gacantiina ku jirta. Berri waxa aad dooran doontaan Guddoonka Barlamaanka P [...]
Wakiilka QM Haysom oo ka walaacsan ammaandarada Puntland iyo baadda ISIS

Wakiilka QM Haysom oo ka walaacsan ammaandarada Puntland iyo baadda ISIS

Maanta waxa Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay khudbad ka jeediyey NICHOLAS HAYSOM. Md. Haysom ayaa khudbaddiisa ku soo qaatay ammaandarada ka jirta So [...]
Farriimihii Musharrax Gaas 2013-2014: “Baarlamaanku shaqadiisa ha qabsado … yuusan noqon baarlamaan Madaxweynaha ka amarqaata” (dhegayso)

Farriimihii Musharrax Gaas 2013-2014: “Baarlamaanku shaqadiisa ha qabsado … yuusan noqon baarlamaan Madaxweynaha ka amarqaata” (dhegayso)

Berri subax oo taariikhdu tahay 4 Janaayo 2019, waxaa bilaabanaya doorashada Guddoonka Aqalka Wakiilada Puntland. Musharrixiinta loolamayaa waxa ay is [...]
Xildhibaanka dooran haddii uusan hore sharciga u ilaalin sidee buu berri u ilaalin doonaa? (akhriso)

Xildhibaanka dooran haddii uusan hore sharciga u ilaalin sidee buu berri u ilaalin doonaa? (akhriso)

Dastuurka Puntland oo ay masuuliyiin xilal kala duwan qabanayaa ay ku dhaaran doonaan in ay ku dhaqmayaan ayaa qaba in aanay is sharrixi karin howlwad [...]
Caddaalad Ama Caro Eebe: Farriin ku socota Xildhibaanada cusub ee Puntland

Caddaalad Ama Caro Eebe: Farriin ku socota Xildhibaanada cusub ee Puntland

Qof masuul ah in codkiisa adduunyo lagu saameeyo sida lacag, balan qaad xilleed iyo manaafacaad kale wa wax in badan soo jirey kuna reebay bulshooyin [...]
Xildhibaan hore Cabdibarre Yuusuf Jibriil iyo doorashada Puntland (dhegayso | daawo)

Xildhibaan hore Cabdibarre Yuusuf Jibriil iyo doorashada Puntland (dhegayso | daawo)

Waxaan waraysi toos ah la yeelanay Xildhibaan hore Cabdibarre Yuusuf Jibriil. Cabdibarre waxa aan ka waraysanay siyaasadda DFS iyo doorashooyinka Punt [...]
Abwaanka Puntland iyo Faarax Cabduqaadir maxay maanta ka simanyihiin?

Abwaanka Puntland iyo Faarax Cabduqaadir maxay maanta ka simanyihiin?

Inta siyaasadda Fadaraalka ku garabrarata uma baahna hordhac iyo waa kuma Faarax Cabduqaadir. Inta ka dhacsan siyaasadda Puntland, abwaanka Puntland d [...]
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo qaadacay 5 xubnood oo ku jira liiska Xildhibaanada (daawo)

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo qaadacay 5 xubnood oo ku jira liiska Xildhibaanada (daawo)

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ayaa dhawaaq dheer ku sheegay Musuq maasuq baaxad weyn in lagu sameeyay soo xulida Xildhibaanada cusub ee Puntland, wu [...]
1 31 32 33 34 35 62 396 / 741 POSTS