Farriimihii Musharrax Gaas 2013-2014: “Baarlamaanku shaqadiisa ha qabsado … yuusan noqon baarlamaan Madaxweynaha ka amarqaata” (dhegayso)

Berri subax oo taariikhdu tahay 4 Janaayo 2019, waxaa bilaabanaya doorashada Guddoonka Aqalka Wakiilada Puntland. Musharrixiinta loolamayaa waxa ay isugu jiraan musharrixiin kaambaynkoodu yahay “hawshu weli waa qaybo, qabyana ninkeedaa dhammaystira,” iyo musharrax ku cusub saaxadda siyaasadda Puntland oo isbaddal doon ah.

2013-2014 Musharrax Gaas waxaa hal-ku-dhigyadiisii kamid ahaa in guddoonka baarlamaanka iyo waliba in Baarlamaanku uu shaqadiisa qabsado oo uusan noqon baarlamaan Madaxweynaha ka amarqaata.

Haddaba 2019 maxaad ka filaysaa Guddoonka Barlamaanku Puntland?

Haddana aan idin la qaybsanno qayb kamid ah ballanqaadyaii musharrax Gaas sannad-doorasheedkii Madaxweynaha Puntland ee 2013-2014. Fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba.

Hoos ka dhegayso.

Dardaaran Xildhibaanada Dooran ee Puntland: Timaadadu waa maanta doorashada Guddoonkuna waa berri


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com