Warbixin Xoghaya Guud ee QM oo ka Jawaabay Eedda Dowladda Soomaaliya

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Warbixin Xoghaya Guud ee QM oo ka Jawaabay Eedda Dowladda Soomaaliya

Warbixin uu hadda soo saaray Farxaan Xaaq (Farhan Haq) ayaa lagu muujiyey in Xoghaya Guud ee QM uu ka xunyahay falka cayrinta ee dowladda Soomaaliya l

Xildhibaan Ayaanle: “Xaaladdu waa Kacdoonkii Carabta oo Kale oo Hadda Bari ku Baahay”
Soomaalidu waa geesiyaal waa been fakatay: Ninkii nooloow taariikhda daris si aan berri mar kale loogu aayin!
Latest Garxajis clan militia defeat of Somaliland army puts Muse Bihi between a rock and hard place

Warbixin uu hadda soo saaray Farxaan Xaaq (Farhan Haq) ayaa lagu muujiyey in Xoghaya Guud ee QM uu ka xunyahay falka cayrinta ee dowladda Soomaaliya la beegsatay Wakiil Nichlos Haysom.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in kalmadda Dowladda Soomaaliya ay u isticmaashay in ay ku cayriso Xoghaye Haysom ee ahayd “Persona non-grata” ama “PNG” aysan ahayn sharci ahaa mid lala beegsan karo UN-ta iyo shaqaalaha QM.

Saas oo ay tahay, haddana Xoghaya Guud ee QM waxa uu diyaar u yahay baa warbixinta lagu sheegay in uu la shaqeeyo dadka Soomaaliyeed, waxa uuna mar dhow Soomaaliya u magacaabi doonaa Wakiil cusub.

Hoos ka akhriso warqadda oo ku qoran luqadda Ingiriiska.

Statement attributable to the Spokesman for the Secretary-General on Somalia

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: