Xildhibaan Ayaanle: “Xaaladdu waa Kacdoonkii Carabta oo Kale oo Hadda Bari ku Baahay”

Xildhibaan Ayaanle: “Xaaladdu waa Kacdoonkii Carabta oo Kale oo Hadda Bari ku Baahay”

Xildhibaan Ayaanle Siciid Cabdi oo kamid ah mudanayasha Baarlamanka Puntland ayaa isaga oo u waramaya Radio Daljir waxa ka waramay khalkhalka dhaqaale ee Puntland.

Xukuummada iyo laamaha amniga Puntland ayuu ugu baaqay in arrintan si adag looga feejignaado, kuna eedeeyey xukuumaddu in aysan illaa hadda waxba ka qaban. Waxa uu u waramay Cabdi Xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com