Xildhibaan hore Cabdibarre Yuusuf Jibriil iyo doorashada Puntland (dhegayso | daawo)

Xildhibaan hore Cabdibarre Yuusuf Jibriil iyo doorashada Puntland (dhegayso | daawo)

Waxaan waraysi toos ah la yeelanay Xildhibaan hore Cabdibarre Yuusuf Jibriil. Cabdibarre waxa aan ka waraysanay siyaasadda DFS iyo doorashooyinka Puntland, faragelinta la hadalhayo ee Federalka iyo xaaladaha ku xeeran.

Hoos kaga bogo.

Hoos ka daawo

Waraysi: Xaasaasi ah Xildhibaan hore Cabdibarre Yuusuf Jibriil. Arimaha doorashada Puntland, faragelinta Federalka iyo xaaladaha ku xeeran "Xaqiiqada yaan laga gubanin", ayuu yiri

Posted by Radio Daljir on Wednesday, January 2, 2019

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com