Category: Ololaha Doorashooyinka Puntland - Cali Xaaji 2019

1 2 3 4 12 / 41 POSTS
Waxgaradka Gobalka Galgaduud oo Hambalyo u diray Madaxweyne Deni (dhegayso|daawo)

Waxgaradka Gobalka Galgaduud oo Hambalyo u diray Madaxweyne Deni (dhegayso|daawo)

iyadoo ay isa soo tarayaan Hambalyada loo dirayo Madaxda cusub ee Puntland ayaa Ugaas Axmed Barre Taakooy oo kusugan degmadda Balanballe una jooga h [...]
Musharax Cali Xaaji “Ilaalinta ammaanada shacabka ayaan xoogga saarayaa”

Musharax Cali Xaaji “Ilaalinta ammaanada shacabka ayaan xoogga saarayaa”

Musharax madaxwayne Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa uu sheegay ammaanka, ilaalinta hantida shacabka iyo la dagaalanka musuqa inuu xoogga saari doono. [...]
Farriin siyaasadeed: Puntland waxay u baahantahay hoggaamiye daacad ah han leh jeebkiisa ka weyn (daawo)

Farriin siyaasadeed: Puntland waxay u baahantahay hoggaamiye daacad ah han leh jeebkiisa ka weyn (daawo)

Farriin siyaasadeed: Puntland waxay u baahantahay hoggaamiye daacad ah han leh jeebkiisa ka weyn ... mid uu diir naxayn dadku doonayaan ... nin diin l [...]
Musharrax Cali Xaaji Warsame oo wareysi uu siiyey Radio Daljir ku bayaamiyey doorashada Puntland iyo damaciisa waxqabasho haddii la doorto (dhegayso)

Musharrax Cali Xaaji Warsame oo wareysi uu siiyey Radio Daljir ku bayaamiyey doorashada Puntland iyo damaciisa waxqabasho haddii la doorto (dhegayso)

Cali Xaaji Warsame wuxuu ka mid yahay musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha ee doorashada soo socota ee loo ballansanyahay dhiciddeeda 8da bisha [...]
Musharrax Cali Xaaji Warsame oo hoygiisa ku booqday Islaan Bashiir Islaan Cabdulle (sawirro)

Musharrax Cali Xaaji Warsame oo hoygiisa ku booqday Islaan Bashiir Islaan Cabdulle (sawirro)

Musharrax Madaxweyne Puntland 2019 Mudane Cali Xaaji Warsame ayaa hoygiisa Gaalkacyo ku booqday islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax. Islaa [...]
Kulan lagu tageerayey Musharrax Cali Xaaji Warsame oo Gaalkacyo lagu qabtay (dhegayso)

Kulan lagu tageerayey Musharrax Cali Xaaji Warsame oo Gaalkacyo lagu qabtay (dhegayso)

Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug waxaa maanta lagu qabtay Munaasabad balaaran oo lagu tageerayeey Musharrax Madaxweyne Puntland 2019 Muda [...]
Musharrax Cali Xaaji Warsame oo kulan bulsho ku qabtay Jaamacadda Bariga Afrika Garoowe (Sawiro)

Musharrax Cali Xaaji Warsame oo kulan bulsho ku qabtay Jaamacadda Bariga Afrika Garoowe (Sawiro)

Musharrax Madaxweyne Puntland 2019 Mudane Cali xaaji warsame oo waayahaan socdaalo ku marayey gobaladda iyo degmooyinka Puntland ayaa caawa kulan bala [...]
1 2 3 4 12 / 41 POSTS