Kulan lagu tageerayey Musharrax Cali Xaaji Warsame oo Gaalkacyo lagu qabtay (dhegayso)

HomeWararkaOlolaha Doorashooyinka Puntland - Cali Xaaji 2019

Kulan lagu tageerayey Musharrax Cali Xaaji Warsame oo Gaalkacyo lagu qabtay (dhegayso)

Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug waxaa maanta lagu qabtay Munaasabad balaaran oo lagu tageerayeey Musharrax Madaxweyne Puntland 2019 Muda

Farriin Siyaasadeed Musharrax Cali Xaaji Warsame: Baarlamaanku waa hay’adda ugu sarraysa Puntland (dhegayso/daawo)
Musharrax Cali Xaaji: “Puntland waxay gaari doontaa in qof walbaa codeeyo … micno ma leh qof qabiil lagu soo doorto” (daawo)
Musharrax Cali Xaaji Warsame oo khudbad u jeediyeey bulshadda iyo ardayda Garoowe (daawo)

Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug waxaa maanta lagu qabtay Munaasabad balaaran oo lagu tageerayeey Musharrax Madaxweyne Puntland 2019 Mudane Cali Xaaji Warsame.

Munaasabada Tageero Muujinta Cali Xaaji Warsame waxaa ka qayb galay qayabaha kala duwan ee bulshadda Gaalkacyo iyo qaar kamid ah Nabadoonada gobalka Mudug.

Wariye Ibraahim Karaama Ayaa Warbixintan Gaalkacyo kaso diray.

Halkan Kadaawo Munaasabada

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: