Wafdi ka Socda Suudan oo gaaray Boosaaso (dhegayso/daawo)

Magaaladda Boosaaso waxaa gaaray wafdi kasocda dalka suudan,gaar ahaan Masuuliyinta Jaamacadaha suudan qaar kamid ah,iyado halkaas si weyn lagu soo dhaweyeey.

Ujeedka safarkooda Boosaaso ayaa lagu sheegay sidi loo fulin lahaa Heshiis dhinaca waxbarashadda ah oo ay la saxiixdeen jaamacadaha Kuyaala Puntland.

Wariye Xasan Heykal ayaa Warbixintan Boosaaso kaso diray.

Halkan kadaawo sido kale


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com