iyadoo ay isa soo tarayaan Hambalyada loo dirayo Madaxda cusub ee
Puntland ayaa Ugaas Axmed Barre Taakooy oo kusugan degmadda Balanballe
una jooga howlo nabadeen ah waxaa uu Hambalyo u diray Madaxweynaha
cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Dani iyo kuxigeenkiisa Axmed
Cilim Axmed Karaash.
Dhinaca kale Ugaas Axmed Barre Taakooy ayaa baaq nabadeed u diray
Beelihii dhawaan kudiriray qeybo kamid ah gobalada Galgaduud iyo
Hiiraan.
Halkan kadaawo sido kale hambalayada
U dhaaf Halcelis