Musharrax Cali Xaaji Warsame oo hoygiisa ku booqday Islaan Bashiir Islaan Cabdulle (sawirro)

Musharrax Cali Xaaji Warsame oo hoygiisa ku booqday Islaan Bashiir Islaan Cabdulle (sawirro)

Musharrax Madaxweyne Puntland 2019 Mudane Cali Xaaji Warsame ayaa hoygiisa Gaalkacyo ku booqday islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax.

Islaanka iyo Musharraxa ayaa iska waraystay xaaladda Puntland, arrimaha doorashooyinka iyo hannaanka siyaasadeed ee dalka.

Musharrax Cali Xaaji Warsame ayaa isla maanta booqday deegaanka Heema, waxaana uu booqday xarumaha Dugsiyada iyo Garoonka Diyaaradaha Heema, isago halkaas kula kulmay masuuliyiinta deegaanka Heema.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0